Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo War kaso Saaratay Doorashada layaabka Lahayd ee Ka dhacday...

Dowlada Soomaaliya oo War kaso Saaratay Doorashada layaabka Lahayd ee Ka dhacday Puntland

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta mar kale loo doortey inuu sii hayo talada.

Waxa ay Dowladda Soomaaliya u rajeyneysaa Madaxweynaha la doortey inuu Ilaahay u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa shaqo.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu dambeyn ku bogaadineysaa shacabka , musharixiinta iyo baarlamanka Puntland sida hufan ee nabadda leh ee ay uga soo wada shaqeeyeen qabsoomidda doorashadan muhiimka u ah horumarinta dowlad dhiska Soomaaliya .

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Deni oo Markale noqday Madaxweynaha Puntland kadib Doorasha adag oo Dhacday
Next articleMadax iyo siyaasiin kala duwan oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here