Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada Galmudug oo ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Labada Kursi ee Aqalka...

Guddiga Doorashada Galmudug oo ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Labada Kursi ee Aqalka sare

0

Guddiga doorashadda heer Galmudug oo shaaciyay xilliga la qabanayo 2 kursi ee ka dhimanaa Aqalka Sare Somalia.

Maalinta Arbacada ah iyo khamista ayay sheegeen in la qabanayo Diiwaan Galinta 4 Musharax ee ku Tartamayay Labada Kursi.

sidoo kale Maalinta Sabtida ah Ayaa Loo qorsheeyay Hadal Jeedin iyo In ay dhacdo Doorashada Kuraasta ka harsan Aqalka sare.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo shaaciyay Liiska Aqalka sare ee Harsanaa
Next articleRa’iisul Wasaare Rooble oo furay Madasha Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya {SAWIRO}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here