Home Wararka Somaliya Dhuusomareeb oo goor dhow lagu doortay Kursiga labaad ee Doorashada Maanta

Dhuusomareeb oo goor dhow lagu doortay Kursiga labaad ee Doorashada Maanta

0

Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#081 oo labo musharax isku diiwaangeliyeen, kala ah;

1- Cadar Cali Maxamed ( Shalaqbeen )
2- Nasro Maxamed Dalabeey.

Waxaa ka tanaasulay tartanka, Nasro Maxamed Dalabeey.

Waxaa ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax, Cadar Cali Maxamed (shalaqbeen ) waxaana ogol ugu codeeyey 71 ergada ah, waxaa maya ku codeeyey 0 ergo ah, wax ka aamusay majiraan.

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursi HOP#081 Cadar Cali Maxamed ( Shalaqbeen).

Ad
Previous articleDeg Deg Maleeshiyaad Hubaysan Oo Dad Xoolo Dhaqata ah Ku Laayay Deegaanka Kaxandhaale
Next articleMaxaa ku soo kordhay Harjadka Dowlada ka wado Dhuusomareeb ee Kursiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here