Home wararka Dalka War Deg Deg ah Shil Gaari oo ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Goor...

War Deg Deg ah Shil Gaari oo ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Goor dhow”

0

Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow ka dhacay shil gaari oo sababay dhaawaca afar ruux.

Shilka ayaa ka dhacay wadada istaan Golol ee bartamaha magaalada Gaalkacyo halkaasi oo mashquulkeeda uu badanyahay.

Dhawaca ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari Hoomey ah iyo mooto Bajaaj wada isticmaalayay.

Dadka dhaawacmay ayaa la geeyay isbitaalka magaalada Gaalkacyo halkaasi oo lagu dabiibayo.

Wixii ku kordha lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here