Home wararka Dalka Ganacsade Liibaan Tahliil oo maanta loo badinayo in uu ka haridoono Doorashada...

Ganacsade Liibaan Tahliil oo maanta loo badinayo in uu ka haridoono Doorashada Cadaado”Akhriso sababta”

0

Doorashada ka socota magaalada Cadaado waxaa maanta ku tartamaya musharixiin kala duwan waxana ku jira Ganacsade Liibaan tahliil.

Liibaan tahliil ayaa loo badinayaa in uu lumin karo kursiga uu u tartamayo maanta kaasi oo ilaa sadax xubood oo kale kula tartamayaan.

Sababta uu ku lumin karo ama looga guuleesan karo waxaa kamid ah in Kursiga uu u tartamayo looga baahanyahay qof haweyn ah sida sharciga ah.

Musharaxad Ubax Tahliil musharaxad Sahro Mire iyo Maymuun Gafane ayaa kula tartamaya kuwaasi oo haween ah.

Lama ogaan karo cida rasmiga maanta u guuleesan karta hase yeeshee waa mid kamid ah doorashooyinka ugu xiisaha badan ee maanta ka dhacaya Galmudug.

Saacad saacad ula soco doorashada

Mudug24. Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here