Home Wararka Somaliya Puntland Dagaal uu Sabab u ahaa Kabtan Ayuub oo ka Dhacay Garowe iyo...

Dagaal uu Sabab u ahaa Kabtan Ayuub oo ka Dhacay Garowe iyo Dad ku Dhintay

0

Magaalada Gorowe Waxaa Ka dhacay Dagaal Waqti Kooban Socday Dagaalka Ayaana Dhexmarau Ciidamo Galbinaayay kabtan Ayuub oo ah yuutuuber kasoo Jeeda Maamulka puntland kaas oo Doonayay inuu Baraxada Garowe Ugu Qudbeeyo Tageerayaashiiisa .

Balse Ciidamada Kale oo Diidanaaa Soo dhawaynta Kabtan ayuu Ayaa Rasaas kala Hortagay Ciidamadii Uu Watay Kabtan ayuub Ciidamadaan ayaana katirsanaa Ciidamada Mucaaradka ew kusugan Garowe kuwaas oo Fuulay Dabaqyo ku yaal Garowe walina Saaran.

Dagaalkaas ayaana Waxaa Ku dhintay Gabar Shacab ah oo lagu Magaacbi jiray Kowdar sidoo kale Waxaa la Xaqiijiayya ina Dagaalka ay ku dhaawacmeen Tiro Dad ah oo aan Wali La Shaacin.

Garowe ayaa Haatan laga Dareemaayaa Xaalad kacsanaan ah waxaan laisku aruursanayaa Ciidamo Waxaana Dhici karta in Dagaal Mar kale ka Qarxo Magaaladaas.

Ad
Previous articleYoutuber caan ah oo cambaareyn kala kulmay ceelal uu sheegay inuu ka qodayo Soomaaliya
Next articleCiidamada Maraykanka ee ku sugan Ciraaq iyo Suuriya oo lagu Qaaday weerar loogu aargudaayo Reer Falastiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here