Home wararka Dalka Daawo Sawirada Goobaha Loo Diyaariyay Madaxda Galmudug iyo Puntland ee Heshiiska Gaalkacyo...

Daawo Sawirada Goobaha Loo Diyaariyay Madaxda Galmudug iyo Puntland ee Heshiiska Gaalkacyo ka Dhacayo

0

Madaxda Galmdug iyo Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka Labada Dhinac Ayaa Gaaray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Halkaasi oo kulanka ka Furmayo,

odayaasha Labada Dhinac Ayaa Sidoo kale kulanka Qeyb ka ah Waxana La Filayaa in uu Goor dhow Bilowdo Kulanka Odhaxeeya Labada Dhinac,

ilo Lagu Kalsoonaan karo Ayaa Mudug24 u sheegay in Wada Hadalka uu Gaari Karo ilaa Bari Madama Qodo Dhoor ah laga Hadlayo,

Wakiilka Qaramada Midoobe iyo General Gabre ayaa ku Sugan Hoolka Shirka uu ka Bilaabanayo Waxana Dhankeeda Ay Matalayaan Beesha Caalamka,

Kulanka Maanta Dhacaya Ayaa la Rajeynayaa in Qodobada ugu Badan iyo Muhiimada in looga Hadlo inkastoo Aan la Ogaan karin Waxa Leeska Meel Dhigidoono,

goobaha1 goobaha2 goobaha3 goobaha4 goobaha5 goobaha6

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here