Home ciyaaraha maanta Kooxdii la Wareegtay Deegaanka Qandala oo Halkaasi iskaga baxay”

Kooxdii la Wareegtay Deegaanka Qandala oo Halkaasi iskaga baxay”

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Deegaanka Qandala Ayaa Tilmaamaya in Halaasi iskaga Baxeen mudo dhoor saacadood oo Halkaasi ku sugnaayeen.

Ragaan Deegaanka shalay Qabsaday ayaa lagu Sheegay in Daacish yihiin sida uu Maamulka Puntland sheegay.

Dhanka kale warar warbaahinta Qaar Heleyso ayaa tilmaamaya in Ragaasi wax badan kala socdaan Maamulka Puntland isla markana ogyihiin.

Ugu Danbeyn La wareegida Qandala ayaa ku soo aadeysa iyadoo Puntland Xiisad Xoogan kala Dhaxeyso maamulka Galmudug taasi oo Gaalkacyo ka taagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here