Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Shacabka Muqdisho oo si kulul uga hadlay Dagaalada Gurceel

Dhageyso Shacabka Muqdisho oo si kulul uga hadlay Dagaalada Gurceel

0

Dagaalada lagu barakacay ee ka dhacay Gurceel islamarkaana u dhaxeeya Ciidamada Ahlusuna iyo kuwa Galmudug oo garab ha helayo Ciidamada Dowladda ayaa sabaabay Khasare kala duwan oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamaayay.

Saraakiil badan ayaa shalay Dowladda Soomaaliya looga dilay dagaalka waxaana ka mid ahaa Taliyihii Ciidamada Gorgor ee XDS.

Shacabka Muqdisho ayaa baaq u diray Madaxda sare ee DFS Galmudug iyo Ahlusuna waljameeca, waxayna ka dalbadeen in Colaada la joojiyo

 

Ad
Previous articleDagaalka Gurceel oo xoogaa qaboobay Mana jiro wax risaas ah oo la maqlayo
Next articleMaamulka Degmada Cadaado oo Maalinta Birita ah iclaamiyay isu soobax, Hadaba Maxuu yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here