Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfurgalbeed oo lagu soo Bandhigay Macawislaydii ugu Horaysay ee Ka qayb Gaalaya...

Koonfurgalbeed oo lagu soo Bandhigay Macawislaydii ugu Horaysay ee Ka qayb Gaalaya Daagalka Ka dhanka ah Alshabaab(SAWIRO)

0

Maamulka Koofur Galbeedka oo maanta deegaanka Washaaqo ee gobolka Bakool ku soo bandhigey ciidanka dadka deegaan ah oo ka qeybgalaya dagaalka koxda Alshabaab, sida ay sheegeen saraakiisha gobolka.

Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool Mudane Xasan Maxamed Xasan indho, Odiyaasha Dhaqanka Deegaanka ayaa abaabul ka bilaabay Deegaanada; Washaaqo, Dhuurey iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Bakool.

Shacabka deegaanadaas ayaa isu diyaarinaya ka qeybgalka Wajiga 2 aad ee Ciribtirka Kooxda kooxda Alshabaab oo ka socda deegaanada Koofur Galbeedka.

Ad
Previous articleMaxamed Cabdixakiin Maxamed oo Marlaabad Maanatay lagu Xukumay dil Toogasho ah
Next articleDeni oo Maalmo uu Aamusnaa Kadib ka Hadlay Aqoonsiga SSC Khaatumo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here