Home Wararka Somaliya Sawiro: Labo doomo oo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Xowli ku...

Sawiro: Labo doomo oo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Xowli ku socota

0

Waa Dekadda Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug Oo Laga Dareemayo Mashquul Fara Badan Xilli Maalmihii Ugu danbeeyay ay ku soo xirteen ilaa Sadex doomood oo Xamuul Ganacsi oo iskugu jira Gawaari,Shidaal & Shixnado Kale

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug’Ganacsato Iyo Bulshada Qeybaheeda kale Ayaa Ifafaalo wanaagsan ka Muujiyay Hawlaha Dekadda Hobyo.

Xildhibaan Yonis Maxamed Shaare Oo ka mid Ma’uuliyiin booqatay Xilli si habsami leh ay socdaan Hawlaha Dekadda Hobyo Ayaa yiri”Waxaa aad ii farxad galiyay in shaqadeeda ay si habsami leh u socoto, oo Ganacsatada Soomaali oo dhan kulmisay.

Sidoo kale waxaa muuqata abaabul hormarineed ee wadaan dadka reer Hobyo lakin waxeey tabayaan in eey hesho Hobyo Golle Deegaan oo isdoorta”.

Ugu danbayn Hormarka Hobyo Wuu Sii Baahayaa Waxaana Sababay Isku Tashiga Shacabka Reer Galmudug iyo Ganacsato soomaaliyeed kaalin mug leh ku leh dib u hawl galinta Dekadda Magaalada Hobyo.

Ad
Previous articleAgaasimaha Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Hobyo oo La Magacaabay (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Wadanka Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here