Home Wararka Maanta Abwaan caan ah oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo...

Abwaan caan ah oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

0

Abwaan Baddal Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa madax dhaqameedka Beelaha Hawiye ayaa caawa lagu toogtay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Wararka ayaa sheegaya in dabley hubaysan ay dileen abwaan Badal xilli uu ka soo baxay masaajid ku yaalla degmada Kaxda oo salaadii Makhrib uu ku soo dukaday sida ay u heleen dad goob goob ah.

Dableyda dilka dilka ayaa ka baxsaday goobta, waxaana goobta gaaray daqiiqado ka dib ciidamada DF oo sameeyay wada.

Abwaanka ayaa ka mid ahaa Suugaanyahanada Soomaaliyeed ee dareenkooda sida geesinimada leh ugu cabira xaaladaha adag ee ka jira, waxaan geeridiisa ka naxay dad badan oo si weyn u garanayey.

Ad
Previous articleDeg deg: Alshabaab Oo Goordhow La Wareegay Degmada Matabaan
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dilka loo geystay Abwaan Badal Jaamac Xersi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here