Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Gobalka Hiiraan iyo Dagaal Saacado badan...

Alshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Gobalka Hiiraan iyo Dagaal Saacado badan Qaatay Oo Wali Sooconaaya

0

Ciidamo ka Tirsan Kooxda Alshabaab oo Ka Talaabay Wabiga Ayaa Weerar Culus ku Qaaday Gobalka Hiiraan Gaar ahaan Deegaanka Ceelbacaad kaas oo U dhow Degmada Halgan.

Macawisley ku sugnayd Deegaanka Ceelbacad ayaana Dagaal Kala Hortagay alshabaab oo Weerar Culus kusoo Qaadaay Deegaankaaas.

Dagaalka yaana La xaqiijiyay inuu Haatan Ku Dhawaad Mudo Laba saacadoo ah Si toos ah Halkaas ugu Soconaayo.

Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada iyo Kuwa Macawislay oo Gurmad ah oo ka Baxay Halgan ayaana Ku biiray Dagaalka lagu soo Qaaday Ceelbacad.

Dagaalka ayaana Dhaliyay Khasaaro isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac aan Wali la Cayimin Madaama Dagaalku uu Wali socdo.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Mucaaradka Puntland oo Soo saaray Jadwal Doorasho oo ugaar ah
Next articleMaxay tahay sababta SSC-Khaatumo looga reebay tartanka ciyaraha maamul-goboleedyada Soomaaliya?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here