Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Musharaxii la Tartamayay Cabdi qeybdid oo Tanazulay

Deg Deg Musharaxii la Tartamayay Cabdi qeybdid oo Tanazulay

0

waxaa Goor dhaw Hoolka Doorashada ay ka socoto ee Magaalada Dhuusamareeb isku casilay Cawil Nuur Cali oo la tartamayay cabdi xasan cawaale qaybdiid.

Cawil Nuur Ayaa la aamisanaa inuu ahaa Malxiis waxaana Horay Loo sii shaaciyay In Sanater Cabdi Qeybdiid ku Soo bixi karo Kursiga.

Waxuu shaaciyay Cawil inuu utanasulay Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo Afartii sano ee la Soo dhaafay ahaa Sanater ka Tirsan Aqalka sare.

Ad
Previous articleDhageyso Xukumada Somaliya oo ka hadashay Xukunkii lagu riday Saraakiil iyo Askar ka Tirsan AMISOM
Next articleDoorashadii Galmudug ee Aqalka sare oo La Soo Gaba gabeeyay iyo Cabdi Qeybdiid oo ku soobaxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here