Home Wararka Maanta Aqalka Sare oo Soo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha(Akhriso)

Aqalka Sare oo Soo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha(Akhriso)

0

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa iska dhax doortay lix xubnood oo guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ku matali doona .

Kulanka Xildhibaanada Aqalka Sare maanta yeesheen uu guddoominayay Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ajandaha kulanka ahaa magacaabista guddiga doorashada Madaxweynaha ku matali doona xildhibaanada Aqalka Sare.

Xubnahan guddiga doorashada ku matalaya Aqalka Sare ayaa lagu soo xulay qaab dowlad goboleed, waxaana la filayaa in xubnahan ku biiraan 10-xubnood oo iyana iska soo shax dooran doonaan xildhibaanada gollaha shacabka .

Ad
Previous articleShirka Golaha Shacabka oo Furmay iyo Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Xildhibaandii Gobolka Gedo
Next articleDowlada Burindi oo Ka Hadashay Weerarkii Shalay lagu Laayay Askartooda iyo Qaar wali nolol iyo Geeri lagu La,yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here