Home Wararka Maanta Aqalka Sare oo iyaguna Dooratay Xubnaha Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare

Aqalka Sare oo iyaguna Dooratay Xubnaha Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare

0

Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa iska dhex doortay 6 xubnood oo ah guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka sare iyo kuxigeenadiisa, waxaana loo kala qeybiyey beelaha Soomaalida.

1- Farxaan Cali Xuseen- kasoo jeeda Puntland (Daarood)
2- Cabdirisaaq Cabdi Max’ed- kasoo jeeda Jubbaland (Daarood)
3- Aaden Cabdinaasir- kasoo jeeda Koonfur Galbeed (Digil & Mirifle)
4- Samsam Daahir Maxamuud- kasoo jeeda Galmudug (Hawiye)
5- Samsam Cabdullaahi Axmed, kasoo jeeda Hirshabeelle (Hawiye)
6- Siciid Cabdi Xuseen (Cawke) kasoo jeeda Somaliland (Dir/Isaaq)

 

Ad
Previous articleDeg Deg: Gudiga Qabanqaabada Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka oo la Doortay
Next articleCismaan xaadoole hogaamiyihii Ciidamada Badbaado Qaran oo Xildhibaan loo doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here