Home Wararka Somaliya Ciidanka Xasilinta Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland oo ku baxay Shaqaaqada...

Ciidanka Xasilinta Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland oo ku baxay Shaqaaqada ka dhacday Duleedka Gaalkacyo

0

Xalay waxaa shaqaaqo ka dhacday Duleedka Gaalkacyo halkaasi oo labo qof lagu dilay qof kalena lagu dhaawacay.

dilka ayaana yimid xili Dhawaan sidaasi oo kale magaalada ay dhaceen Dilal kale oo aanooyin qabiil ah.

Sida ay mudug24 u sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xisilinta Gobolka Mudug waxaa ku baxay goobta dhibaatada ka dhacday ciidanka si ay u xaqiijiyeen dadka dhibta geestay.

Ciidanka ayaana doonaya in ay gacanta ku soo dhigaan dadkii ka danbeeyay shaqaada ka dhacday halkaasi.

Xaalada Gobolka mudug ayaa ah mid aanan kacsaneen madama dhanka Galmudug ay ka socdaan dagaalo lagula jiro kooxda Shabaab oo hada laga qabsaday badi deegaanada qaar.

lasoco waxa soo kordha

Ad
Previous articleMidowga Yurub oo dhimay mushaaraadka Ciidanka Kenya ee ka howlgalla Somalia
Next articleMadaxweye Axmed Madoobe oo shaaciyay Xubnaha Musharaxiinta ee aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here