Home wararka Dalka Akhriso Maamul Goboleedka Puntland oo soo Gudbiyay Musharixiinta Xubnaha Aqalka Sare iyo...

Akhriso Maamul Goboleedka Puntland oo soo Gudbiyay Musharixiinta Xubnaha Aqalka Sare iyo Beelaha”

0

Maamulka Goboleedka Puntland Ayaa Soo Saaray Xubnaha Aqalka Sare Musharixiinta u Talaya Waxana ku Jiray Raisal Wasaare Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaale,

Magacyada xubnahan ayaa lagu saleeyey beelaha Puntland oo laga soo xulay xubnaha tartanka adag u gali doona xubinimada Aqalka Sare.

Sida ka muuqata Liiska badankiisa waxaa laysku qaaday beelo kala duwan, taas oo muujinaysa in Nidaamka dad-ban uu dhinacyo kala duwan saameeyey.

Hoos ka Akhriso Xubnaha iyo Beelaha Ay kasoo Jeedaan Puntland

1. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake (Wasiirka Koowaad ee DFS hadda)  Aamina Aadan Beesha Cismaan Maxamuud

2. Yaasiin Cabdi Seed (Xildhibaan hore DFS) Vs Seynab Xaashi Ciise Beesha Cumar Maxamuud

3. Cabdiraxmaan Faroole (M/weynihii hore PL) Vs Cabdi Mahdi Abshir Cismaan Beesha Ciise Maxamuud

4. Siciido Xassan Cismaan, Axmed Tigaana, Siciid Maxamuud Aadan, Maxamed Maxamuud bileBeesha Warsangeli

5. Hodan Maxamuud Cismaan, Axmed Maxamed Maxamuud, Caydiid Saleebaan Xaashi, Axmed Maxamuud Faarax.
Beesha Dhulbahante

6. Abdirisaaq Juurile, Hodan Ismaaciil Cilmi Beesha Dishiishe

7. Maxamuud Axmed Maxamuud, Faadumo Siciid Maxamed Beesha Cali Saleebaan

8.Mahad Cabdale Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan,
Beelaha Cabdiraxiin iyo Dir

9. Mahad Daahir Sheekh Nuur, Cabduqaadir Shaaciye, Cabdixakiin Axmed Xaashi
Beelaha Awrtable, reer Maxamuud iyo Wabeeneye

10. Cali Ismaaciil Cabdi Giir, Shukri Cabdulaahi Maxamuud, Farxaan Cali Xuseen Beesha Leelkase

11. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere, Faarax Cawad, Siciid Maxamuud Cali.
Beeesha dhulbahante

Ugu dambeyn xubnahan waxay hortagi doonaan baarlamaanka Maamul Goboleedka  Puntland maalmaha dhaw oo ay ka raadsan doonaan codka Kalsoonida, waana halka ugu badan ee uu ka imaanayo Loolan Adag oo ay gali doonaan xubnahan.

aqalka1 aqalka2

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here