Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Culus oo lagu Riiqmay oo Wali kasocda Howdka Shabeelow iyo Masuuliyiin...

Dagaal Culus oo lagu Riiqmay oo Wali kasocda Howdka Shabeelow iyo Masuuliyiin Culus oo ku Geeriyooday

0

WAR DEG DEG AH. Waxaa jira warar dheeraad ah oo kaso kordhey weerar saaka ey ku qaaden ciidan daraawiishata Galmudug &kuwa deegaanka iyo ciidanka Dowlada oo isgarab sanaayo dhulka howdka ah ee ku teedsan shabeelow.

waxaa jira warar is soo taraayo oo ku aadan dagaalka saaka aya Sheegaaya in Dagaalka ay geeriyoodeen Masuuliyiin ay Ku jiraaan Xoghayihii Degmada Gaalkacyo iyo Guddoomiyaha Degmada Bajeela iyo Gashaale sare Cali Naasir.

Dagaalka ayaana Wali kasocda aaga Shabeelow.

 

 

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Dagaal Culus oo Kasocda Koonfurta Gobalka Mudug
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Cuslaa ee Ka Dhacay Shabeeloow iyo Halka Haatan lakala Joogo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here