Home wararka Dalka Dhageyso Nabadoonada Gobolka Mudug oo ka Hadlay Dagaalka Socda iyagoo ka Hadlay...

Dhageyso Nabadoonada Gobolka Mudug oo ka Hadlay Dagaalka Socda iyagoo ka Hadlay Waan Waanta Socta”

0

Qaar kamid ah Nabadoonada Gobolka mudug ayaa ka Hadlay Dagaal Maanta ka Socda Magaalada Gaalkacyo kaasi oo u Dhaxeeya Galmudug iyo puntland,

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ka Hadlay Dagaalka Dhacay Waxa keenay iyo Wada Hadalkii odayaasha Labada Dhinac Halka uu Marayo,

Nabadoonka Ayaa Dagaalka Gaalkacyo ka Dhacay uu Yahay Mid Halis ah isla markana Loo Baahanyahay in La Joojiyo isagoo ugu Baaqay Dadka Shacabka in ay isku soo Baxaan,

ugu Danbeyn ayuu Ka Hadlay Balanka u Dhaxeeyay odayaasha isagoo Sheegay in Wada uu jiray,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here