Home Wararka Somaliya Galmudug Beesha Saruur oo Maantay Ciidan Farabadan Ka Dajisay Magaalada Gaalkacyo

Beesha Saruur oo Maantay Ciidan Farabadan Ka Dajisay Magaalada Gaalkacyo

0

Ciidanaka Beesha Saruur HG oo Maanta Ciidan iyo Hub ka Dajisey Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo ku biiraya Dagaalka lagu Xoreynayo Gobolka Mudug gaar ahan Degmada Xarar-dheere iyo Jowle oo beesha Saruur Dagto,

Beesha ayaa dhawaan Magaalada Hobyo kalasoo dagtay Kudhawaad 10 Gaari oo kuwa dagaalka ah.

Beeshaan Waa Markii ugu Horaysay oo ay kusoo biireen Dagaalka Ka Dhanka Ah Alshabaab oo Galmudug looga Saaraayo.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Ku sugan Degmada Baxdo oo uu Ka Hagaayo Dagaalka La Doonaayo in lagu Qabto Degmada Xarardheere.

Ad
Previous articleBasaboorka Sweden oo la Adkeenayo Sida uu sheegay Booliska
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Doorashada Gudoomiyaha Cusub ee Cabud-waaq iyo ku Xigeenkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here