Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dilka loo geystay Abwaan Badal Jaamac Xersi

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dilka loo geystay Abwaan Badal Jaamac Xersi

0

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare), oo caawa soo muuqday ayaa ku dilay degmada Kaxda ee duleedka Muqdisho xili uu salaadii maqrib ka soo baxay masjid ku yaalaas.

Madaxweynaha ayaa si guud ugu tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna qoyska, qaraabada iyo xusulka marxuumka, Eebbe uga baryay inuu ka waraabiyo Janadiisa Firdowza ahaa

Abwaan Badal ayaa ka mid ahaa nabadoonada Galmudug, had iyo goor u taagnaa nabadeynta iyo dadaalada dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.

Ad
Previous articleAbwaan caan ah oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya
Next articleXubin Ka Tirsanaa Alshabaab oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here