Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashadii Galmudug ee Aqalka sare oo La Soo Gaba gabeeyay iyo Cabdi...

Doorashadii Galmudug ee Aqalka sare oo La Soo Gaba gabeeyay iyo Cabdi Qeybdiid oo ku soobaxay

0

Snaater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Ayaa ku Soo Baxay Doorashadii Baarlamaanka Galmudug, ka dib Markii uu Tanasulay Musharaxii La Tartamayay ee ahaa Musharax Cawil.

cabdi Qeybdiid Ayaa Xildhibaanada Galmudug ka Helay Codad gaaraya 83 cod.

Sidoo kale Cabdi Cismaan Xareed Ayaa Ku Guulaystay Kursiga 8aad Ee Sanatarada Aqalka Sarre Ku Matalaya Baarlamaanka Soomaaliya Waxaana Codka Kalsoonida Loo Weydiiyay Baarlamaanka Galmudug Uu Helay 83 Cod, waxaana Kursigaan ka Tanasulay Mahad Aadan Guuleed

Labada Musharax Ayaa Loo Tanasulay waxaana sidaas Lagu Soo Gaba gabeeyay Doorashada Aqalka sare ee Galmudug

 

 

 

 

Ad
Previous articleDeg Deg Musharaxii la Tartamayay Cabdi qeybdid oo Tanazulay
Next articleCaruur Waxyaaba ay garaaceen Kula qaraxeen Duleedka Degmada Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here