Home wararka Dalka Daawo Sawirada Aas Qaran oo Loo Sameeyay Ciidanka Difaaca Galmudug ee Diyaaradaha...

Daawo Sawirada Aas Qaran oo Loo Sameeyay Ciidanka Difaaca Galmudug ee Diyaaradaha Mareykanka Duqeeyeen Saaka”

0

Magaalada Gaalkacyo Waxaa Aas Qaran Goor Dhow loogu Sameeyay Ciidanka Difaaca Galmudug kuwaasi oo Diyaaradahha Mareykanka ku Xasuuqeen Deegaanka Jeexdin,

Ciidanka oo Gaari Ay saarnaayeen Lagu Dhuftay Gantaal ayaa Qaarkood Halkaasi ku Dhintay Halka kuwa kale ay Ku Dhaawacmeen Waxana Arintaasi si Xoogan uga Hadlay Guud ahaan Shacabka Galmudug,

Ciidanka Ayaa Aas Qaran loogu Sameeyay Qabuuraha ku Yaala Banaanka Magaalada Gaalkacyo Waxana ka Qeyb Galay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug,

Madaxda ugu Sareesa Galmudug Wali kama Hadlin Dhacdadan Waxana jira Xiriiro Lala Sameenayo Madaxda Mareykanka kuwaasi oo Durbadii soo Bandhigay Qiilal ay ku Raadinayaan Dhacdadan,,

aas8 aas7 aas6

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here