Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Gudoonka KMG ah ee Labada aqal

Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Gudoonka KMG ah ee Labada aqal

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyeyaasha KMG ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Saree e BFS oo ay ka wada hadlleen sidii loo dardargalin lahaa dhammeystirka dhammeystirka doorashooyinka.

Golaha Labada aqal Ayaa Maalinta Birita ah yeelanaya kulankii ugu Horeeyay ee Baarlamaanka 11aad ee Golaha Shacabka JFS.

Kulanka Biri ayaa lagu go’aamin doonaa Xiliga la dooranayo Gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

Ad
Previous articleTaliyihii Asluubta oo Xilkii Taliska ka tegay Kuna wareejiyay Taliye ku xigeenka (Sawiro)
Next articleCiidamada new police oo Dad Shacab oo kasoo Jeeda Galmudug layay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here