Home Wararka Maanta Taliyaha ciidanka dhulka xogga ee Dhawaan la magacaabay oo Gaaray Degmada biyacadde

Taliyaha ciidanka dhulka xogga ee Dhawaan la magacaabay oo Gaaray Degmada biyacadde

0

Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka soomaliyeed G/ sare dayax cabdi cabddulle ayaa gaaray Degmada biyacadde ee gobalka Shabelaha dhexe.

Saraakiil ka tirsan guutada 4aad ururka 12 aad qaybta 27-aad ee CXDS oo fadhigodu yahay degmada biya cadde ayaa ku soo dhaweeyay degmada iyagoo uga warbixiyay xaaladda amni ee degmada iyo shaqada huffan ee ay u haayaan shacabka ku dhaqan degmada iyo deegaanada ku teedsan .

Taliyaha ayaa ciidanka ku bogaadiyay howsha xariirta ah ee ay haayaan shacabka isagoo kula dar daarmay ineey sii laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan suggidda amniga .

Sidoo kale taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed G/ sare dayax cabdi cabddulle ayaa inta uu ku sugan yahay degamada biya cadde booqan doona fariisimaha ciidamada deegaanka ay ku lee yihiin degmada biya cadde.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo ka Hadlay Qarixii ka dhacay Turkiga Xili uu ka aamusay kii Ka dhacay Dhuusamareeb oo uu ku suganyahay
Next articleWasiirka Gaashaandhiga dowladda Kenya oo ku Hanjabay inay Dad ka ugaarsan Doonaan ka Gudaha Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here