Home Wararka Maanta Dowladda Kenya oo raali galin ka bixisay Sababtoo Safiirka Soomaaliya Shirka uga...

Dowladda Kenya oo raali galin ka bixisay Sababtoo Safiirka Soomaaliya Shirka uga baxay (Akhriso)

0

Dowladda Kenya ayaa raalli galin iyo cudur daar rasmi ah ka bixisay Shirkii uu maanta ka baxay Safiirka Somaliya ee magaalada Nairobi

Kenya ayaa sheegtay in ay qadarrin u heyso qaranimada iyo madaxbanaanida Somaliya. Waxeyna ka cudurtaarteen joogitaanka wakiilada Somaliland ee Nairobi

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa shirkii Maanta Isaga baxay asigoo ka duulaya in Shirka Lagu casuumay safiir ka socday Soomaaliland

 

 

 

Ad
Previous articleMadaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka haray Tartanka Ra’isul Wasaaraha cusub
Next articleSoomaliland oo Si kulul ugu Hadashay Talaabadii uu Tarsan Shalay Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here