Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH:Dagaal ka Dhacay magaalada Muqdisho iyo Gudoomiye Degmo oo...

WAR DEG DEG AH:Dagaal ka Dhacay magaalada Muqdisho iyo Gudoomiye Degmo oo ku Dhaawacmay

0

Dalka ayaa galay xaalad amni oo aad u xun waxaana laga cabsi qabaa in xaaladda kasii darto, haddii aysan dowladda la imaanin isbadal deg deg ah.

Siinaay dagaal ka dhacay oo laba ciidan oo kawada Tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa  waxaa ku dhaawacmay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Suleymaan Fargax, waxaana jira khadaare kale, waana markii 2aad oo halkaas lagu dagaalamo, sidoo kale waa markii 3aad oo bil gudaheed ciidamo ku dagaalamaan Muqdisho.

Hore waxaa looga cabanayay dilal iyo dhaca dadweynaha, sidoo kale waxaa cabasho laga ahaa Mashaariicda dalka oo koox gaar ah loo xiray, siyaasadii oo dhabaheeda laga leexshay iyo Madaxweynaha oo albaabada xirtay kana aamusay xaaladda dalka.

Ad
Previous articleBeesha Gaaljecel oo Baladweyne Ku Afduubatay Ganacsade kasoo Jeeda Galmudug
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Sarkaal sare oo ku dhintay iska hor-imaadkii Doolow Xili Maxkamadayn Ka Socotay Magaaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here