Home Wararka Somaliya Galmudug Deg deg: Kursigii Ubax Tahliil oo Dib loo Dhigay Kadib isqabqabsi Xoogan...

Deg deg: Kursigii Ubax Tahliil oo Dib loo Dhigay Kadib isqabqabsi Xoogan oo Maantay Hareeyey

0

Doorashada Kursiga #Hop60 ayaa baaqatay waxaana hadda ergada oo ay galbinayaan gawaari dagaal dib loogu celiyay xarumahoodii waxaana weheliya midowga Musharraxiinta gabdhaha Isbedel doonka #Hop60.

Ubax tahaliil Ayaana Codsatay in Dib loogu Dhigu Doorashada Kursigaan Madaama ay u Midoobeen Haweenki kale ee ka Tartamaayay.

Qoor qoor ayaa baajiyay doorashada ka dib dalab kaga yimid Fahad iyo Farmaajo oo ubax watta.

Qoor Qoor ayaana Ka Codsaday in Gudigigu Doorashooyinku Dib u Dhigaan ilaa 8maarso oo ku beeegan arbacada Fooda Nagu Soo Haysa.

 

Ad
Previous articleShariif Sakiin oo ka hadlay Cida Safarkiisa Hor istaagtay iyo Eeday Culus oo uu Jeediyay
Next articleKulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo Goordhow Soo Gabagaboobay iyo Faahfahin laga Helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here