Home Wararka Maanta Ciidamada Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Alshabaab

Ciidamada Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Alshabaab

0

Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan qayta 21-aad ee milatariga Soomaaliya ayaa meel u dhow deegaanka Camaara ku qabtay madaxii kooxda al shabaab u qaabilsanaa qaraxyada iyo caafimaadka agaasi, kaasi oo lagu magacaabo Salmaan Daadir.

Horjoogahan ayay ciidanku gacanta ku dhigeen isagoo gaari ku sida agabka qaraxyada lagu sameeyo, kuna howlan kala gudbintooda.

Degaanka Camaara ayaa Waxaa ilaa Haatan Gacanta Ku Haaya Alshabaab Galmudug ayaana Qorshaynaysa inay Dhawaan Weerar ku Qaado Camaara.

wali Maamulka Galmudug Kama Hadal Soo Qabashada Sarkaalkaan Muhiimka Sidoo kale lama Faahfaahin Halka Uu U waday Qaraxyada kurarnaa Gaariga Uu Saarnaa.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo U Dheexay Alshabaab iyo Galmudug oo Kasocda Gobalka Mudug
Next articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Mooshin Hadal Hayn Badan Dhaliyay Durbaba Diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here