Home Wararka Somaliya Galmudug Doorashada Kursiga Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo Dhuusamareeb ka bilaabatay (Sawiro)

Doorashada Kursiga Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo Dhuusamareeb ka bilaabatay (Sawiro)

0

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#104 ee golaha shacabka BJFS ayaa ka bilaabatay magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

waxaana kursigaan ku loolamaya Mahad Cabdalle cawad iyo Shukri Cali Faarax oo ah Gabar dayar ah un Taagan Kursigaan.

Doorashada Galmudug ayaa loo arkaa inay ka mid tahay Doorashadii ugu adkeed Marka La Eego Qaabka ay ku bilaabatay, waxaana Loo arkaa inay tahay mid boob ah.

Ad
Previous articleTaliyaha Ciidamada lugta oo ka hadlay Bixitaanka AMISOM
Next articleDeg Deg Mahad Cabdalla Cawad oo Lagu doortay Caasimada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here