Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Musharaxiinta aqalka sare iyo Xildhibaano Mucaarad ah oo...

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Musharaxiinta aqalka sare iyo Xildhibaano Mucaarad ah oo Laga saaray Liiska (Akhriso)

0

Senatar Xuseen Sheekh Maxamuud oo ahaa Xoghayaha Xisbiga UPD iyo Senetar Ilyaas Cali Xasan oo ahaa Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga Himilo ayaa laga saaray Liiska tartamayaasha Musharaxiinta Aqalka Sare.

Kuraasta shanta ah ee Aqalka Sare ee uu soo gudbiyay Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa ahaa kuwo aad ugu dhow oo uu wato, iyadoo uu meesha ka saaray afar sanatar oo xubin ka ahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad.

Madaxweynaha Konfur Galbeed C/casiis Laftagareen ayaa Loo arkaa inuu yahay Xubin Muhiim ah oo Madaxtooyada Soomaaliya ay gaysay Konfur Galbeed islamarkaana aana awood badan ku laheen Siyaasadda

 

Ad
Previous articleItobiya ” Waxaan qabanay Alshabaab doonayay in Gudaha dalka ay soo galaan
Next articleWasaaradda Amniga Galmudug oo shaacisay in Duqeyn iyo dagaal Lagu qaaday Saldhig shabaab ee ku yaala Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here