Home Wararka Maanta Deg Deg Ra”isul Wasaare Rooble oo Sheegay in dadkii ikraan Tahliil ka...

Deg Deg Ra”isul Wasaare Rooble oo Sheegay in dadkii ikraan Tahliil ka dambeeyana dilkeeda Cadaalada La Horjeeni doono

0

Ra”isul Wasaare Rooble Ayaa Sheegay in Ikraan Tahliil Faarax ay Cadaalad Heli doonto, dadkii ka dambeeyana dhibaatada Loo gaystay ikraana Cadaalada La Horgeyn doono.

Waxuuna Sheegay in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ay ku Howlantahay sidii Tilaaba Looga qaadi lahaa dadkii Falkaasi fuliyay.

Dadka Soomaaliyeed ayuu faray in Niyada ay Khayr u sheegaan islamarkaana ay is dajiyaan.

Ad
Previous articleHadal jeedinta Musharaxiinta aqalka sare ee Somaliland oo Goor dhaw Bilaabatay
Next articleRa’iisul Wasaare Rooble oo ugu baaqay Dowlad-goboleedyada in ay soo dhammeystiraan Doorashada Aqalka Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here