canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Dhageyso Hees Cusub oo Galgaduud iyo Mudug loo Qaaday Erayadii Sahra Daahir Mire Codkii Fartuun Birimo,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Hees Cusub oo Galgaduud iyo Mudug loo Qaaday Erayadii Sahra Daahir Mire Codkii Fartuun Birimo,,

Abwaanada Qaranka Soamliyed ee Wadaniga Sahra Daahir Mire isla markana kasoo Jeeda Galmudug Ayaa Soo Saartay Hees Ay Galmudug  ugu Tala Gashay Waxana Miraha Heesta ku Jira Erayo Badan oo Aad u Macaan,

Abwaanada Ayaa Maalmahan Booqasho ku Joogtay Dalalka Canada iyo Mareykanka Ayaa Heestaasi Waxay Heestaasi u Dhiibtay Fanaanada Fartuun Axmed Sahal Fartuun Birimo oo Dalka Canada ku Sugan Waxana Heesta si Gooni ah Mudug24 u soo Gaarsiiyay Abwaanada Sahra Daahir Mire Taasi oo aan uga Mahadcelineeno,

Erayada Waxaa kamid ah,

Gurigii Awoowiyo iyo Guurtidii Waxgaradkow 

Galgaduud iyo Mudug Goob Aan ku Faanow,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

Sahro vs Fartuun

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Daawo Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Madaxweynaha Galmudug oo Arimo kale ku dhawaaqay…
- Jan 16, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ka socda Kulamada ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee dhowaan Xilka ...
Dhageyso Degmada Galdogob Afar Wiil oo gabar Kufsaday kadibna sawir ka qaaday iyo wixii lagu…
- Jan 16, 2017
Dhalinyaro ku dhaqan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kufsaday Gabar Yar, iyadoona ay ...
Sawiro Lacag lagu daadiyay Mid kamid ah Wabiyada Yurub oo Muran ka dhashay…
- Jan 16, 2017
Lacag aad u fara badan cadadkeedana lagu sheegay 130-000 oo Euro (Boqol iyo Sodon ...
Magaalada Guriceel iyo Deegaanka Matabaan oo 3 Ruux loogu dilay Aano Qabiil…
- Jan 16, 2017
Wararka ka imaanaya Tuulada Teedaan oo hoostagta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya ...
10 ruux oo ku dhimatay Gaari Amison oo jiiray Gaari Shacab ah…
- Jan 16, 2017
Kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo ka baxay magaalada Muqdisho , islamarkaana ku sii ...
Faafaahin Ganacsade Cismaan Aadan Qalabxoor oo Muqdisho lagu dilay kaasi oo la dhashay..
- Jan 16, 2017
Alaha u naxaariistee waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha lagu toogtay Ganacsade Cismaan ...
War deg deg Ganacsade lagu toogtay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho goor dhow”
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo ...
Faafaahin Tirada Saarneyd Dooni ku dagtay Xeebaha Dalka Liibiya..
- Jan 15, 2017
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 4 qof sidoo kalena ...
Donald Trump oo u jawaabay mid kamid ah Xildhibaanada Mareykanka ee Congreska..
- Jan 15, 2017
Mdaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Dornald Trump ayaa si adag uga jawaabay hadal ...
Sawiro Sida Dhulka loogu dagaalamo oo la baray Ciidan ka tirsan Milatariga Somaliya..
- Jan 15, 2017
Waxaa shalay tababar mudo u socday Ciidamo katirsan Milatariga Dowlada Soomaaliya loogu soo gabo ...
Dhageyso Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan shabaab oo Xabsi lagu dhex dilay…
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado kaga dhawaaqay Arimo Xasaasi ah..
- Jan 15, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo la hadlay warbaahinta Cadaado ayaa ...
Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ...
Sawiro Barlamaanka Turkiga oo Feer kadib ku heshiiyay 8 qodob oo Awooda dalka ku sabsan”
- Jan 15, 2017
Baarlamaanka Turkiga oo todobaadkan la horgeeyey Qorshaha cusub ee xukuumada Erdogan ku dooneyso in ...
Sawiro Haweyne u geeriyootay Mas qaniinay oo 40 sano kadib Gurigeeda ku soo laabatay Dalka”
- Jan 15, 2017
Haweeney 82 sanno jir ah oo u dhalatay dalka India ayaa maalmo ka hor ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: