radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Nin Wade ka ah Mooto Bajaaj oo lagu Amray in uu Bixiyo 2 Dollar Markii uu Diiday oo la Dilay ”

Magaalada Muqdisho Maanta Waxaa ka Dhacay Dhacdo Dadka Reer Muqdisho ay Aad u Hadal Hayaan kadib Markii Nin Wade ka ahaa Mooto Bajaaj lagu Amray in uu Bixiyo Lacag 2 Dollar ah,

Ninkaasi oo Mooto Bajaajta uu Watay iyo Asaga ay la Kulmeem Labo Askari oo Ciidanka Dowlada Ayaa Dhacdadaasi Waxay ku Qabsatay Koontaroolka Afgooye ee Muqdisho looga Baxo,

Labada Nin ee Askarta Dowlada Ayaa ninka ku Amray in uu Bixiyo Lacag Dhan 2 Dollar Hase Yeeshee Ninkii Mooto Bajaajta Watay ayaa u Sheegay in uusan Heesan Lacagtaasi Lakin uu Bixinayo 1 Dollar,

Hase Yeeshee Labada Nin mid kamid ah Ayaa Ninkii Xabad Kaga Dhuftay Madaxa Taasi oo keentay in Ninka Goobta uu ku Dhinto Hase Yeeshee Maxaa ku Dhacay labada Nin ee kale,

Halkan ka Dhageyso Dhacdadan,

riix

Mudug24, Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Sawiro Banaanbixii ugu Xooganaa oo ka socda Magaalada Gaalkacyo kaasi oo looga soo horjeedo Qaraxii Zoobe,,
- Oct 18, 2017
magaalada Gaalkacyo ee xaruunta gobolka Mudug waxaa ka socda Banaanbax xoogan, Banaanbaxa waxaa soo qaban ...
Sawiro Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray Magaalada Hobyo,,
- Oct 18, 2017
Wafdi ka Socda Qaramada Midoobey ayaa gaaray Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hobyo ee gobolka ...
Degmada Gurceel ee G/Galgaduud oo Banaanbax Xoogan Ka socdo {SAWIRO}
- Oct 18, 2017
Banaanbax Xoogan ayaa xiligaan ka socda Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud, Kaas oo looga ...
Hay’adaha Amaanka soomaaliya oo Shaaciyay Telefoon lala soo Xariiro Xiliyada ay Jiraan Riskiga.
- Oct 18, 2017
Hey’addaha ammaanka ayaa sameeyay taleefan dadka kala soo xiriiri karaan, marka ay jiraan xaaladaha ...
Muqdisho Beledwayne iyo Baydhabo oo Banaanbax Xoogan Ka socdo
- Oct 18, 2017
Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo Iyo Beledwayne ayaa waxaa ka socda Banaanbax xoogan oo looga soo ...
Akhriso Galmudug oo ka tacsiyadeesay Geerida Xildhibaan Bootaan oo India ku Geeriyooday..
- Oct 18, 2017
Maamulka Galmudug ayaa tacsi ka diray geerida Xildhibaan Bootaan oo ku dhintay Dalka India. Xildhibaanka ...
Deg Deg Magaalada Gaalkacyo oo banaanbax xoogan ka bilowday oo ku saabsan..
- Oct 18, 2017
Magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda banaanbax xoogan. Banaanbaxa ayaa ku aadan qaraxa dhawaan ka dhacay ...
Banaanbax Rabshada Wata oo Si wayn Uga Socda Magaalada Muqdisho (Sawiro)
- Oct 18, 2017
Magaalada Muqdisho Waxaa xiligaan ka soconaya Banaanbax Rabshada Wata oo saameeyay Gibi ahaan Magaalada ...
Akhriso Magaca Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka ee Somaliya ee Galmudug laga soo doortay India ku geeriyooday..
- Oct 18, 2017
Allaha u Naxariistee waxaa dalka India ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
Kulfadhigii Xildhibaanada ay Maanta yeelan Lahaayeen oo Baaqday +Akhriso Sababta.
- Oct 18, 2017
Kulankii Xildhibaanada Soomaaliya ay Maanta Yeelan lahaayeen oo Baaqday iyo Gudoomiye Jawaari oo ka ...
Banaanbixii Ugu Waynaa oo Maanta Muqdisho Ka dhici doona iyo Wadooyinka iyo Ganacsiga oo La xiri doono.
- Oct 18, 2017
Magaalada Muqdisho Maanta waxaa ka dhici Doona Banaanbixii ugu Waynaa ibid kaas oo lagu ...
Ogow Cida Ka Dambaysey Qaraxii Zoobe Iyo Goobta Laga Soo Abaabulay?
- Oct 18, 2017
Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku ...
Madaxwayne Xaaf oo Amray in Diyaarada DAALO ay si Lacag la.aan ah ku Qaadi doonto Dhaawacyada Muqdisho yaala.
- Oct 18, 2017
Madaxweyne galmudug Ahmed Du,aale geele (xaaf) oo ah Milkiilaha diyaarada (DAALO AIRLINES )waxuuna u ...
Madaxwaynaha Suudaan oo si kulul uga Hadlay Qaraxii Muqdisho iyo dhaawacyadii Wadankaasi lageyay.
- Oct 18, 2017
Madaxweynaha Wadanka Sudan, Cumar Xasan Albashiir, ayaa kahadlay qaraxii Zoobe ee Dadka badan ay ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in uusan Madaxweyne sii ahaandoonin isagoo Fariin u diray Siyaasiyiinta kasoo horjeeda,,
- Oct 18, 2017
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa fariin lama filaan ah udiray siyaasiyiinta iyo ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: