Home Wararka Maanta Gudiga Doorashoyinka oo sheegay inay Xilka Ka Qaadeen Gudoomiyihii Gudigaas iyo Gudoomiyaha...

Gudiga Doorashoyinka oo sheegay inay Xilka Ka Qaadeen Gudoomiyihii Gudigaas iyo Gudoomiyaha Xilka Laga qaday oo Ka hadlay Arintaas

0

Xubno katirsan guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sheegay in ay xilkii kaqaadeen Gudoomiyihii guddiga Maxamed Ciro, dhinaca kale warqad kasoo baxday garabka Gudoomiye Ciro ayaa lagu beeniyey warkaa

 

Sida muuqa labo garab ayay hadda u kala jabeen guddiga doorashooyinka Heer Federaal.

Raysalwsaare Rooble ayaa maalmihii u dambeeyey saameyn kulahaa xubnaha guddiga habeen kahor ayuu 8 xubnood lakulmay, Musharaxii horey looga guuleystay jagadan ayaa dadaal galinayay talaabadan.

Ad
Previous articleBaarlamaanka galmudug oo Meel Mariyay Degmo kale oo Ka tirsan Gobalka Galgaduud
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Ururada Bulshada rayadka (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here