Home wararka Dalka Daawo Sawirada Masuuliyiin Booqatay Qalabka Gob oo Muqdisho Lagu Xir Xiray iyo...

Daawo Sawirada Masuuliyiin Booqatay Qalabka Gob oo Muqdisho Lagu Xir Xiray iyo Dhawaan oo lasoo Qaadayo”

0

Magaalada Muqdisho Waxaa Wali ku Sugan Xubno ka Tirsan Gudiga Gob Waxana Meel Dhamaad Maraya Qalab Gudiga Gob looga Keenay Dalka Dibadiisa oo Lagu Dhisayo Dhismaha Wadada Gaalkayco iyo Hobyo,

Masuuliyiin ka Tirsanaan Jiray Galmudug Sida Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Galmudug Axmed Baasto iyo Xubno kale oo Muhiim ah Ayaa Gaaray Goobta lagu Xir Xirayo Qalabka Gob ee Dhanka Dhismaha ah,

Sidoo kale Masuuliyiinta Gaaray Waxaa kamid ah Xildhibaan  Maxamed Caloolgeel iyo Ambassador Dhamancad oo Qurba joog ah Kuwaasi oo Booqday Qalabkaaasi iyadoo Hambalyo u Diray Gudiga Gob iyo Qurba joogta Galmudug oo Qalabkaasi ka Qeyb Qaatay,

Sida Gudiga Gob sheegeen Waxaa Lagu Guuleestay in Qalabka Badankooda la Xiro iyadoo Dhawaan Magaalada Gobolka Mudug loo soo Qaadayo Waxana La Filayaa in Dhismaha Wadada Gaalkayco iyo Hobyo Qeyb ka Noqdaan,

Mudug24, Muqdisho

gob1 gob2 gob3 gob4 gob5 gob6 gob7 gob8 gob9 gob10 gob11 gob12

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here