Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada Degaanka iyo ku Dowlada oo Alshabaab kala Wereegay Degmadii isku Xiraysay...

Ciidamada Degaanka iyo ku Dowlada oo Alshabaab kala Wereegay Degmadii isku Xiraysay Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe

0

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.

Gaashaanle Cali Yuusuf Macalim oo ka mid ah saraakiisha hoggaaimneysay howlgalka lagula wareegay deegaanka Ceelbaraf ayaa sheegay in alshabaab deegaankaan uu u ahaa marrin muhim u ah oo isaga kala gooshaan gobolada Hiiraan,Shabeellaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Beesha abgaal ayaana Malmahaan kusii siqaayay Degmada Ceelbaraf lama Soo warin wax Dagaal ah oo ka Dhacay agaas.

Ad
Previous articleDEG DEG:Laba nin oo kasoo Jeeda Galmudug oo Goordhow lagu Toogtay Baar ubax
Next articleDEG DEG: ALSHABAAB oo Dib u Qabsaday Degmada Wabxo ee Gabalka Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here