Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne QoorQoor oo Maantay Xariga Ka Jaray Wasaarad Cusub oo Dhawaan la...

Madaxweyne QoorQoor oo Maantay Xariga Ka Jaray Wasaarad Cusub oo Dhawaan la Dhisay(Sawiro)

0

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa  Maantay  xariga ka  jaray, xarunta cusub oo ay kushaqeyn doonto Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug, iyadoo horay loo xarig jaray Wasaarado kale oo muhiim ah.

Wasaaraddu waxay udub dhexaad u tahay wasaaradaha Xukuumadda Galmudug.

 

QoorQoor ayaana u mahadceliyay Bangiga aduunka(World Bank) oo hirgeliyay dhismaha wasaaradda iyo wasaarade kale oo muhiimad weyn u leh Dowladda Galmudug.

 

Ad
Previous articleFashil markale Ku Yimid Doorashadii Garbahaareey
Next articleMadaxweyne Farmaajo iyo Fahad yaasiin oo Dacwad Caalami ah laga Gudbiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here