Home Wararka Maanta Farmaajo oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho

Farmaajo oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta oo jimco ah gaaray magaalada Muqdisho.

Farmaajo, ayaa tan iyo inii uu xilka ka degay aan lagu arag gudaha Soomaaliya isaga oo ku noolaa dalka dibaddiisa.

Soomaaliya ayaa muddooyinkii u danbeeyey waxaa ka taagnaa xaalado siyaasadeed oo ay ku kala duwanayeen mucaaradka iyo muxaafidku.

Arrimaha ansixinta wax ka beddelka dastuurka ayaa ka mid ahayd waxyaalaha muddooyinkii u danbeeyey si gaar isha loogu hayey, xilli Farmaajo uu dhawr jeer ku baaqay in hawshaas la hakiyo.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Difaaca Bada Darteed u Gaaray Dalka Turkiga
Next articleWar Deg Deg ah: Haweeneey Maantay ninkeeda Hubtay oo Lasoo Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here