Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga oo u jaawabay Beesha Caalamka oo goordhow Ka Hortimid go,aankii...

Wasiirka Amniga oo u jaawabay Beesha Caalamka oo goordhow Ka Hortimid go,aankii uu NISA uga Saarayay Garoonka Muqdisho

0

warqadan, waxaa qoray wasiirka Amniga Soomaaliya oo Beesha Caalamka u sharaxaya talaabadii uu qaaday & In NISA Laga saaro garoonka Muqdisho.

Sida aan saakay sheegnay, Mareykanka walaac ayay ka muujiyeen talaabadas waxayna sheegeen in Sugida Amniga garoonka ay tahay wax aan gorgortan laga gali karin, talaabadaasna ay ahayd mid deg deg ku jiro.

100 Askari oo dharcad NISA ah in la keenay garoonka ayuu wasiirka warqada ku cadeeyey, taas oo uu sheegay in ay khal-khalgaliyeen howlaha habsami u socodka garoonka.

Ad
Previous articleDagaal Culus oo ka socda Degaanka Qowlaad ee Dhow Baladweyne
Next articleWafdi gaaray Hobyo islamarkaana Kormeeray Dekeda Hobyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here