Home ciyaaraha maanta Kooxda Real Madrid oo qaaday Koobka Kooxaha Yurub {Sawiro}

Kooxda Real Madrid oo qaaday Koobka Kooxaha Yurub {Sawiro}

0
SHARE

Ciyaartii kamadambayska ahayd ayay dheeleen Xalay labada kooxood oo diriska ah ee Real iyo kooxda Athletico Madrid ayaa xalay waxaa koobka qaaday Kooxda Real

Ciyaartan ayaa ka dhacaysay garoonka Milan ee dalka talyaaniga.

Gool iyo gool ayay ku dhamaaday xiligii caadiga ahaa ee 120-ka daqiiqo.

Ka dibna waxaa lagu kala baxay gool kulaad ay ku badisay Real Madrid.

Kooxda Athletico ayaa gool rigoora ahaa iska qasaarisay waxaana ka dib ciyaarta oo maraysa tuurashada gool kulaadyada min afar soo afjaray xidiga Ronaldo oo xalay jebiyay rekoor uu ka sameeyay gool dhalinta koobkaan.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA.

34BB0F7800000578-3614372-image-a-203_1464472773898-620x407

13315740_991318574317354_4115809907635365807_n cristiano-ronaldo-real-madrid-champions-league_3474887 zinedine-zidane-champions-league-zidane_3474926 sergio-ramos-gareth-bale-real-madrid-champions-league-final_3474846 cristiano-ronaldo-champions-league-real-madrid_3474907 b-142 b10-7 b9-8 b30-1 b14-6 b7-6 b17-2 b11-7 b29-2 b19-4 b4-12 b24-3 b23-3 b18-2 b35-1 b12-6 b31-1 b6-6 b13-6cristiano-ronaldo-real-madrid_3474888 real-madrid-champions-league-final-celebrate_347488634BB0F7800000578-3614372-image-a-203_1464472773898-620x407

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here