Home wararka Dalka Dhagayso.Ciidamo Ka Tirsan Galmudug oo Qorshe Ka Wada Galgaduud Wararkii Ugu dambeeyay.

Dhagayso.Ciidamo Ka Tirsan Galmudug oo Qorshe Ka Wada Galgaduud Wararkii Ugu dambeeyay.

0

Wararka laga helayo gobalka galgaduud gaar agaan degmada galcad ayaa sheegaya in la diyaariyay ciidamo aad ufara badan oo alshabaab ka saaraya qaybaha ay kaga sugan yihiin galgaduud.

Shalay waxaa galcad gaaray dad shacab ah oo hubaysan kuwaas oo ka caraysan labadii ruux oo alshabaab ay ku dileen deegano hoos taga galcad.

Dadkaas ayaa waxa ay ahaayeen dad hubaysan waxa ayna ka codsadeen saraakiisha dowlada ee halkaas in la hubayso si ay alshabaab isaga celiyaan.

Maanta ayaa la sheegayaa in ay ku wajahan yihiin deegaanka ceel hareeri oo wax yar u jira degmada galcad.

Korneel axmed maxamed tareedisho ayaa sheegay in wadaan qorsheyaal cusub oo ka dhan ah alshabaab.

HALKAAN KA DHAGAYSO.

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here