Home Wararka Maanta Degmada Cadaado oo lagu Qabtay Rag ka Waday Falal Amni Daro iyo...

Degmada Cadaado oo lagu Qabtay Rag ka Waday Falal Amni Daro iyo Booliska Magaladaas oo Ka Hadlay

0

Booliska Deg.Cadaado ayaa sheegay in Kooxo ciyaal weero ah ay ka bilowdeen Cadaado, Howlgalo ay sameeyeena lagu soo qabtay 30 ka mida.

Taliyaha saldhiga booliska degmada Cadaado Maxamed Cadceed Cismaan oo la hadlay

Radio Dhambaal ayaa sheegay in labadii habeen ee la soo dhaafay gacanta ay ku dhigeen ku dhawaad 30 ka mida kooxo ciyaal weero ah oo falal Amni daro lagu soo eedeeyay.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in wali ay socdaan baaritaanada iyo howlgala looga hor tagayo kooxahan ciyaal weerada ah.

Ad
Previous articleAabe gabadhiisa u Dilay Sabab yaab leh kuna hor toogtay Hooyadeed
Next articleErdogan oo Jawaab Adag oo Cara leh u Diray Dowlada Swedan Kadib Kitaabkii Quraanka ee lagu gubay Dalkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here