Home Wararka Maanta Deg Deg: Afar Daqiiqo oo Caan ka ahaa Degmada Guriceel oo Goordhow...

Deg Deg: Afar Daqiiqo oo Caan ka ahaa Degmada Guriceel oo Goordhow La Dilay

0

qof shacab ah oo magaciisa lagu soo koobay Afar daqiiqo ayaa ku dhintay rasaas Ciidamada amaanka oo howlgalo kawada Guriceel ay fureeen.

Alle ha u naxariisto marxuumka waxa uu kamid ahaa raga baraha Bulshada wax ku qora ee deegaanka laga yaqaan.

Afar daqiiqoayaa Caan ka Ahaa Degmada Guriceel Afar Daqiiqo  waxaa uu aad u dhaliili jiray maamulka Ahmed Qorqoor

 

Ad
Previous articleDilaa xabsi daa’in ku xukuman oo codsaday in jeelka loogu guuriyo.
Next articleQalbidhagax oo Muqdisho lagu Soo Dhaweeyey Xili Axada Doorashada Madaxweyne La Qabanaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here