200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Xog Muhiim ah Doorashada NOSOJ oo La sheegay In uu Khilaaf Ka Jiro. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Xog Muhiim ah Doorashada NOSOJ oo La sheegay In uu Khilaaf Ka Jiro.

Magaalada muqdisho waxaa maal mihii lasoo dhaafay ka jiray loolan adag oo lagu soo dooranayo xog-hayaha Nosoj iyo cida qabanaysa Waxaan jirta in suxufiyiin aad ufara badani ay ka kala yimideen golabada dalka soomaliya waloow aysan ka imaan soomaaliland.

Gobalada kale ayaa waxaa inta badan ka yimid suxufiyiin kala duwan sida galmudug konfur galbeed jubaland iyo puntland oo la sheeciyay in goor dambe ay ku soo bireen saxafiyiinta kale.

Hada waxaa xilka NOSOJ utaagan Maxamed ibraahim Macalimo iyo cali baashi cabdullahi waxaa jirta in weriyaasha ka yimid gobalada ay ku jaha wareersan yihiin isbar bar dhaaca ka dhex jira weriyaasha ka how-gala muqdisho oo intooda badani ay kala taageer san yihiin labada musharax.

Waxaa jirta in weriyaasha qaar kood ay la kala safteen musharaxiinta weriyaal qaar ayaa wada loolan adag oo midba midka kale uu ku soo jiidanayo si uu codka usiin lahaa musharaxa uu taagersan yahay.

Suxufiyiinta Qaar kood ayaa bartooda FACEBOOKA ku soo qoray weriye iska ilaali nin jeclaysi iyo in aad qabiil wax ku doorato waxaa lagaa doonayaa in aad si cadaalad ah doorashada aad uga qayb qaadato.

Hada waxaa jira warar hor dhac ah oo sheegaya in suxufiyiintu ay aad isugu maan dhaafsan yihiin cida ay dooran lahayeen waxaana jirta in koox koox ay xiligaan isugu xirmeen waxaana jira qaar kale oo dhankood u ololeynaya in saaxiib kood la doorto oo doonaya in saxafiinta kala qoloa qolada ah in ay dhankooda ku soo biiraan.

Dhowr jeer ayaa la shaaciyay doorashada nosoj laakin mar waliba dib udhac ayaa ku imaanayay.

Hada loolanka wuu socdaa weriyaashuna waxa ay ku kala qayb san yihiin cida ay codkooda siin lahaayeen.

Waxaa la diiwaan geliyay dhamaan Idaacada Muqdisho ka how-gala oo la doonayo in idaacad kasta laga helo qof codkiisa dhiibto.

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Donald Trump oo diiday in muslimiinta la Casheeyo Habeenka Ciida sidee ku dhacday…
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jibiyay caado muddo 20 sano soo jirtay markii uu ...
Dowlada oo shaacisay in Internetka Muqdisho uu maqnaanayo Mudo isbuuc ah…
- Jun 26, 2017
Ayadoo maalintii labaad uu magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyo qeybo ka tirsan gobollad ...
Deg Deg Ganacsade Aweys Macalin Cabdi oo lagu dilay Degmada Docol ee Gobolka Mudug Goor dhow…
- Jun 26, 2017
Wararka aan ka heleeno Degmada Degmada Docol ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay mid ...
Dowlada Mareykanka oo Canaan u jeedisay Wadanka Sacuudiga iyo Xulafadiisa..
- Jun 26, 2017
Xoghayaha arimahadda dibadda Mareyanka ayaa shaaca ka qaaday iney dalabkii dalalka Carabta ay udireen ...
Deegaanada Galmudug Oo Maanta Si Wayn Looga Ciiday
- Jun 26, 2017
Inta Badan deegaanada dawlad gobaleedka galmudug ayaa maanta si wayn looga dabaal dagay munaasabada ...
Dalka Pakistan ilaa 140 ruux oo ku dhimatay dad ka kacay Gaari shidaal siday,,,
- Jun 26, 2017
Ugu yaraan 140 qof ayaa ku dhintay dab ka dhashay booyad shidaal siday oo ...
Sawiro Magaalada Gaalkayco oo si Cajiib ah looga ciiday Sanadkaan kadib markii lasoo bandhigay,,,
- Jun 26, 2017
guud ahaan gobolada Dalka Somaliya ayaa laga ciiday Munaasibada Ciida Waxana Meelaha laga Ciiday ...
Dhageyso Khudbada Madaxweyne Cabdi Weli Gaas oo Somaliland ku eedeeyay in ay Shabaab taageerto…
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha maamulka P/Land Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday iney ka adkaan ...
Deg Deg internetka Magaalada Muqdisho oo maqan iyo Culees adag oo jira…
- Jun 25, 2017
Waxaa Habeenimadii Xalay la waayay adeegii internetka ee Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka ...
Dhageyso Waxgaradka Gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi oo ka hadlay Heshiiska Galmudug iyo Puntland…
- Jun 25, 2017
Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi ayaa waxa ay dhaliileen ...
Maraykanka” Xiisadda Wadamada Khaliijka Waa Mid Salka Ku Haysa Arin Qows
- Jun 25, 2017
Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo ...
Gaalkacyo Oo Ciida La isku Khilaafsan Yahay Iyo Qaybo Ka Mid Ah Oo Laga Ciidayo
- Jun 25, 2017
ayadoo inta badan maanta laga ciidayo dunida muslimka iyo dalka soomaaliya ayaa waxaa jira ...
Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Oo Goordhow Shaacisay In Bari Ay Tahay Maalin Ciid Ah
- Jun 25, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah u faafisay in maalinta bari ah ...
Akhriso Meelaha laga arkay Dhalashada Bisha oo Xarar-dheere ku jirto,,,
- Jun 25, 2017
Deegaano badan oo ka tirsan Dalka Somaliya ayaa laga arkay bisha waxana kamid ah ...
Magaalada Gaalkacyo oo Caawa ka bilaabatay Takbiirta Ciida Fidriga oo dhalatay,,,
- Jun 25, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug oo kamid ah meelaha laga arkay Dhalashada Bisha ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: