Home galmudug Akhriso War-Murtiyaad Kasoo Baxay Shir Beesha Ceyr Maalmahan uga Socday Cadaado +...

Akhriso War-Murtiyaad Kasoo Baxay Shir Beesha Ceyr Maalmahan uga Socday Cadaado + Daawo Sawirada”

0

Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug kulamo  uga socdeen dhalinyarada Beesha Ceyr ,

kulamada dhalinyarada ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii dhalinyarada midnimadooda loo adkeyn lahaa, hormarinta deeganada beeshu degto iyo sidii dhalinyardu u qaadan lahyed doorka siyaasadeed ee beesha.
Dhalinyarada ayaa isla gartay dhalinyaradu markasata isku duubnaato waxaan la isla qaatay in dhalinyarada ay hurmuud ka noqoto howlaha dhamaan deeganada beeshu dagto, Gaba

gabadii shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kale, kuwaas oo ku dhiirigaliyey in dhalinyaradu dowrkooda qaataan.

War-Murtiyeedka ka soo baxay gunaanadka shirka Dhalinyarada ayaa u qornaa sidatan:

ceyr8

ceyr1 ceyr2 ceyr3 ceyr4 ceyr5 ceyr6 ceyr7 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here