canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Daawo Sawirada Jaaliyada Galmudug ee Sweden oo Dhaqaalo u Aruurineysa Qalab Caafimaad oo isbitaalka Gaalkacyo iyo Galmudug loo wado” | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Daawo Sawirada Jaaliyada Galmudug ee Sweden oo Dhaqaalo u Aruurineysa Qalab Caafimaad oo isbitaalka Gaalkacyo iyo Galmudug loo wado”

Habeen Kahor Caasimada Dalka Sweden Gaar Ahaan Hotelka Jubba Restaurant Waxaa lagu Qabtay kulan ay kasoo Qeyb Galeen Jaaliyada Galmudug ee Sweden,

Kulankaan oo ay soo qabanqaabiyeen Qeyb ka mid ah Galmudug ee Magaalada Stockholm Ayaa wax ka so qayb galay dhaman qaybaha kala duwan ee blushada ee ku abtirsada Galmudug. waxaa dadkii goobta ka haday ka mid ha Sh.Muxyidiin Xassan ayaanle oo ku dheeraaday ahmiyada Ay leedahay ka qayb qaadashada Caafimaadka.

Sidoo kale waxaa isna goobta ka hadlay gudoomiyaha Jaaliyadda Galmudug Mundane Qabdulqaadir Galbeyte oo ugu baaqay dhammaan reer galmudug in ay u istaagaan sidii Qalabkaan Caafimaad loo geyn lahaa Galmudug. Kulanka oo ay ka hadleen dad badan ayaa uu ku soo idlaaday jawi aad u sareeya

Qalabkan Ayaa ahaa Mid Casri ah isla Markana Loogu Tala Galay Xaruumaha Caafimaadka Sida isbitaalka Gaalkacyo oo Xiligan u Baahan Qalab kala Duwan,

Qalabka oo Diyaar ku ah Dalkan Sweden Ayaa u Baahan in loo Qaado Galmudug Waxana Qaaditaankiisa uu u Baahanyahay Qarash si loo Geeyo Meelaha loogu Tala Galay,

Dadka kulanka kasoo Qeyb Galay iyo Gudiga Jaaliyada Ayaa ugu Horeyn ka Hadlay Muhiimada Qalabkan Waxana intaasi kadib La Bilaabay Aruurinta Lacagta iyo Qof kasta inta uu Awoodo,

mudug24

Jaaliyada Galmudug ayaa Durbadiiba Halkaasi ku Aruuriyay Lacag Feecan oo Wax Weyn ka Tari karta Qaadida Qalabka Waxana Dadka Badankooda ay isku Qorayeen Lacagtaasi,

Qalabka La Geenayo isbitaalka Gaalkacyo Waa mid aan Horay loo Geen isbitaalkaasi oo Casri ah Taasi oo Baahida Halkaasi Dabooleysa Waxaa kaloo kujira Matooro Cusub oo Awooda in uu Dab Siiyo ilaa 600 ,, oo Guri Sida Mudug24 u sheegeen Qaar kamid ah Shacabkii Kulanka ka Qeyb Galay,

Dad Walbo Ayaa Dalkiisa Dhisa,

W/Q Maxamed Abdulkadir Daahir

xafla11

xaf12 xafla1 xafla2 xafla3 xafla4 xafla5 xafla6 xafla7 xafla8 xafla9 xafla10 xafla11 xafla12 xafla13 xafla14 xafla15 xafla16 xafla17 xafla18 xafla19 xafla20 xafla21 xafla22 xafla23 xafla24 xafla25 xafla26 xafla27 xafla28

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Sawiro Gudoomiyaha Gobolka Minnesota oo istaaga ka dhacay isagoo Khudbad jeedinaya..
- Jan 24, 2017
Guddoomiyaha gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka Mark Dayton (69-jir) ayaa waxaa kusoo booday xannuun ...
Donald Trump oo saxiixay in Dalka Mareykanka uu ka baxo Ganacsiga Xorta ee TPP..
- Jan 24, 2017
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka dhabeeyay samaynta mid ka mid ah waxyaabihii ...
War Deg Deg ah Degmada Sadax-Higlo 4 Ruux oo shil Gaari ku dhintay goor dhow..
- Jan 24, 2017
Ilaa Afar Ruux ayaa ku dhimatay shil gaari oo goor dhow ka dhacay dagmada ...
Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta Gobolka Mudug..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka qaydaro ee koonfurta gobalka mudug ayaa sheegaya in haweenay ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo la Maxkamadeenayo sida Warbaahinta Dalkaasi sheegtay..
- Jan 24, 2017
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo ...
Faafaahin Magaalada Gaalkacyo oo lagu Afduubtay nin kasoo Jeeda Beesha…
- Jan 24, 2017
Shalay galab magaalada Gaalkacyo waxaa lagu afduubtay mid kamid ah Dadka Dagan Magaalada Gaalkacyo, Ninkaasi ...
Dhageyso Faafaahinta Xildhibaanada Xilka Qaaday oo Hoteelada Cadaado loo diiday..
- Jan 24, 2017
Magaalada Cadaado waxaa wali ka jira muran u dhaxeeya Dowlada Galmudug iyo sidoo kale ...
Caasimada Sweden 35 sano jir lagu tooreeyay Xaafada Rinkeby ee soomaalida Dagto..
- Jan 23, 2017
35 sano jir ayaa la dhigay isbitaalka Kadib markii lagu dhuftay Tooreey ama Mindi. Falkaan ...
War Deg Deg Xildhibaanada Galmudug oo loo diiday in ay shiraan maanta..
- Jan 23, 2017
Magaalada Cadaado xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa loo diiday in ay shiraan kadib markii ...
Dhageyso Shir Cadaado ugu soo dhamaaday Galmudug iyo Dowlada oo laga soo saaray..
- Jan 23, 2017
Shirka jaraa’id oo ay maanta magaalada Cadaado ku qabteen wasiirka arrimaha gudaha dawlada Federaalka ...
Dhageyso Maamulka Puntland oo diiday in Muqdisho loo qaado gabadhii lagu kufsaday Galdogob..
- Jan 23, 2017
Wasiirka Wasaarada Haweenka maamulka Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo maanta warbaahinta kula hadashay ...
Daawo Cabdi Qeybdiid iyo Faroole oo ka hadlay Doorashada Aqalka iyo Arimo Xasaasi ah..
- Jan 23, 2017
Labada siyaasi ee sanadkan ku biiray aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada somaliya iyo ...
Dhageyso Waxgaradka Galmudug oo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Barlamaanka ka dalbaday in la Xiro Xareed Cali…
- Jan 23, 2017
ax garadka Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa waxaa ay ka hadleen Xiisada Siyaasadeed ee ...
Dalka Masar oo lagu Toogtay 5 Askari oo dowlada ka tirsan..
- Jan 23, 2017
Ugu yaraan 5 Askari  ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ka dib markii ...
Qarax ka dhacay Mid kamid Shaleemooyin Muqdisho ku yaalla …
- Jan 23, 2017
Gaari lagu Soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa Maanta ku Qarxay Agagaarka Wadada Shaqaalaha ee ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: