Home Wararka Somaliya Galmudug Hooyo Xaamilo ah oo lagu Dilay Deegaan Kaxandhaale ee Maamulka Galmudug

Hooyo Xaamilo ah oo lagu Dilay Deegaan Kaxandhaale ee Maamulka Galmudug

0

Haweeney Xaamilo Aheyd ayaa Aano Qabiil shalay Loogu Dilay Degaanka Kaxandhaale Ka Tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana sidoo kale la dhaawacay mid kale.

Allaha u naxariistee Marxuumada ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Hodan Cabdi Jaamac oo aheyd haweeney xoolo dhaqato ah, waxaana goobta uu falku ka dhacay tegay qoyskeeda oo Meydka geeyay Gelinsoor.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ay tahay falkaasi mid laga naxo waxay ku baaqeen in gacanta lagu soo dhigo kooxihii dilka geystay.

Gobolka Galgaduud maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacayay dagaal beeleedyo khasaare kala duwan geystay.

Ad
Previous articleOdayaashi soo xuli lahaa Kursiga uu raadinaayo Cabdiraxnan Cabdishakur oo La Shaaciyay Xili Is qabqabsi Xoogan uu jiray
Next articleMaleeshiyaad Hubaysan oo Dhac Xoogan ugaystay Dad Ku Safraayay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Ceeldheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here