Home wararka Dalka Qormo Xiiso leh HALDOORO XAMAR LAGU QASHAY Waxaa Qoray Axmed Shire”

Qormo Xiiso leh HALDOORO XAMAR LAGU QASHAY Waxaa Qoray Axmed Shire”

1

Wax ku ool Bulsho tiir umadeed Tiiraanyadiis.

Hayb qalatay la aqoon ayaa si isdabajoog ah loogu kawanaa magaalada xamar.

Iyadoo hal doorada somaliyeed la ugaarsado haddana reer galmudug sigooniya ayaa moodaa in loo bartilmaansansyo Sida

1 dhacdaddii SHAAMOW

2 dhacdaddii suxuufi

3 dhacddii liido Iwm ilahay janaddii hageeye Raqda qalinka maanta waa Maamo Cubaado cagla.

Halgamaa ilaa SYL Halgamaa tuuristii rajiimkii Halgama jiididii huwantii amisom Halgama dulaankii amxaaradda Halgamaa dirir kii shabaab Halgamaa dhisidii galmudug Halgamaa ururinta wadda hobyo Halgamaa doodaa haweenka dulman.

Waxay kamid ahayd hogaamiyaal dumara oo reer galmudug dad badan dheerayeen.

Gacan ka xaqdaran ayaa dhawaan dishay.

Waynataabatay Geerida mama Cubaado hada nahay reer galmudug.

Waa xusidoonaa mana ilaawi doono Geesiyad ku dayasho mudan ayeey ahayd kuwii dilay inay sharciga la hor keeno waa daba joogaynaa haddii ala idmo Dad reer galmudug samiir iyo iimaan Geerida culus ee CUBADO ehel iyo caruur na samir Dadka xamar dagan ee reer galmudug Waxaa leeyahay forarka iyo hundhurka wax kabadala cadowgiinu mayare.

Wq ahmedshire

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. habar gidir ma soomalida ka le ay ka fadli badan tahay,hadaa wax qoraysid wax umada oo dhan u qalma qor,maskiinyahoow jirani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here